Maxaa laga filayaa inuu ku soo dhammaado shirka Golaha Wadatashiqa qaran.
Waxaa maanta lagu wadaa magaalada muqdisho in lagu soo gaba gabeeyo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda dhexe iyo gobolka...
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in uu aqalka madaxtooyadda dalkaas kula kulmay ergayga gaarka ah ee Somaliland Dr Jaamac Muuse Jaamac, oo ay ka wada hadleen arrimaha Somaliland iyo Somalia.
Museveni oo ciidamadiisu kaalin weyn ku leeyihiin howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu aqbalay in uu door nabadeed iyo dhexdhexaadin ka ciyaaro arrimaha Somalia iyo Somaliland. Waxa uu intaa ku daray in labada dhinac ay u baahan yihiin inay wada hadlaan oo midnimo ku heshiiyeen, taas oo ah arrin ay horey uga miro diiday Somaliland, oo dooneysa inay noqoto jamhuuriyad madaxbanaan oo la aqoonsan yahay.
Museveni oo ah hoggaamiye jabhad oo hore oo xukunka dalkaas hayay todobo iyo soddonkii sano ee u dambeeyay, ayaa loo arkaa in uu saameyn weyn ku leeyahay siyaasadda amniga ee Soomaaliya, isaga oo tababaray kumanaan ciidan Soomaali ah, islamarkaas na dhowr jeer dhexdhexaadin iyo heshiisiin u sameeyay siyaasiyiinta Soomaaliya xilliyo kala duwan.
Waxaa maanta lagu wadaa magaalada muqdisho in lagu soo gaba gabeeyo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda dhexe iyo gobolka...
Guddoomiyaha Guddiga Joogtada ah ee Xidhiidhka Dowlad Deegaanada soomaalida ee itoobiya, eng Mahamed Shaalle oo ka qeybgalay shirka madasha wada...
Ehellada xukunsane sayd cali macalin daa,uud ayaa maanta waxa ay magaalada muqdisho kadhigeen dibad bax aad ubalaaran kaasi oo ay...
wararka ka,imaanaya gobolka mudug ee dowlad goboleed galmudug ayaa waxaa ay soo wariyaan in halkaasi uu kadhacay dil aad ufool...
wararka ka,imaanaya gobolka galgaduud ayaa waxa ay soo warinayaan in halkaasi uu kasocdo qabanqaabadii ugu dambaysay guluf dagaal oo ay...
Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeriyooday kadib shil gaari oo ka dhacay deegaanada maamulka somaliland.. Shilkan gaari ayaa...
Dowladda mareykanka ayaa dib u bilawday taageeradii ay siin jirtay ciidanka mareykanka uu tababaro ee danab xilli dhawaan ay shaacisay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti...
Quisque velit nisi, pretium ut lacinia in, elementum id enim. Cras ultricies ligula sed magna dictum porta. Donec rutrum congue...
Curabitur aliquet quam id dui posuere blandit. Donec rutrum congue leo eget malesuada. Vivamus suscipit tortor eget felis porttitor volutpat....