Shiinaha oo jawaab adag ka bixiyay arrin ay sameysay Somaliland – Maxaa soo kordhay?
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa markii u horreysay jawaab adag ka bixisay wafdi ay dhawaan Somaliland u dirtay Taiwan, kuwaasi...
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in uu aqalka madaxtooyadda dalkaas kula kulmay ergayga gaarka ah ee Somaliland Dr Jaamac Muuse Jaamac, oo ay ka wada hadleen arrimaha Somaliland iyo Somalia.
Museveni oo ciidamadiisu kaalin weyn ku leeyihiin howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu aqbalay in uu door nabadeed iyo dhexdhexaadin ka ciyaaro arrimaha Somalia iyo Somaliland. Waxa uu intaa ku daray in labada dhinac ay u baahan yihiin inay wada hadlaan oo midnimo ku heshiiyeen, taas oo ah arrin ay horey uga miro diiday Somaliland, oo dooneysa inay noqoto jamhuuriyad madaxbanaan oo la aqoonsan yahay.
Museveni oo ah hoggaamiye jabhad oo hore oo xukunka dalkaas hayay todobo iyo soddonkii sano ee u dambeeyay, ayaa loo arkaa in uu saameyn weyn ku leeyahay siyaasadda amniga ee Soomaaliya, isaga oo tababaray kumanaan ciidan Soomaali ah, islamarkaas na dhowr jeer dhexdhexaadin iyo heshiisiin u sameeyay siyaasiyiinta Soomaaliya xilliyo kala duwan.
Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa markii u horreysay jawaab adag ka bixisay wafdi ay dhawaan Somaliland u dirtay Taiwan, kuwaasi...
Xilli ay ciidamada Israa’iil ay sii wadaan duqaymaha ay ka geysanayaan gudaha magaalada Rafax ayaa madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden...
Wararka saake naga soo gaaraya degmada ruun nergood ee gobolka shabeela dhxe ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in goordhow degmadaasi...
Sanadkii 2018kii ilaa april 2019 itoobiya waxaa wasiir gaashaandhig ka ahaa Caa’isha Maxamed. Caaisha waa gabar muslimad ah kana soo...
Waxaa magaalada muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay Taliyaha Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin iyo...
Sidee buu ku soo idlaan doonnaa howlgalka midowga afrika ee atmis kaas oo ku eg dhammaadka sanadkan 2024. maxaase xiggi...
Sida wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose ay xaqiijinayaan waxay maanta baddu qaaday 7 carruur ah,...
Xaalka baladweyne waa allow sahal biyihii wabiga ee ku fatahay magaalada ayaa ka sheegayaa inay biyo kale oo xooggan ay...
Maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICJ ayaa goor dhow amartay in lasoo xiro R/W iyo wasiirka gaashaandhiga Isra'el Binjamim Natanyahu...
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay guulaha laga gaaray howlgallada dalka ka socda iyo qorshaha sii socoshada howlgallada ka dhanka...